Cayaaraha Kulama xiiso leh oo kadhacay galabta Garoonka Afyare By Radio Beerlula - March 8, 2025 0 68 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne ( Radio Beerlula )-𝐊𝐮𝐥𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐲𝐚𝐫𝐞. Rugsan 4-4 Helo Bardo B. Milano 3-3 Buulada. kulamadaan ayaa waxaa usoo daawasho tagay boqolaal kamid ah shacabka magaalada kuwaasi oo kala taageerayay kooxaha ciyaaraya Share this:FacebookX