Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Kulamada xiisaha banadan ee laga ciyaari doono maanta ilaa caawa qaar kamid ah horyaalada kubadda cagta ee Yurub iyo saacadaha ay soo kala gali doonaan.
Hadaba Hoos ka aqriso ciyaaraha jira iyo saacadaha ay soo kala gali doonaan