Kulamada Galabta laga ciyaaray tartanka degmooyinka gobolka Banadir iyo natiijooyinka

0
317

Baladweyne(Radio Beerlula)- Degmada Hodan ayaa guul ku bilowday tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ka dib markii 3-2 kaga badiyeen degmada Cabdicasiis oo galabta ay wada ciyaareen.

Sidoo kale degmada Dharkeenleey  ayaa 2-0 kaga badisay  degmada Dayniile.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here