Kulamada Galabta laga ciyaarayo Baladweyne

0
182

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kulan xiiso badan oo u dhexeeya kooxaha VIP iyo Gadaan ayaa galabta 4:45 PM ku dhaxmari doona garoonka kubadda cagta Afyare, iyadoona labadan kooxood mid kood ay soo bixi doonto.

 

Sidee kale Garoonka Buula-xaabley waxaa isku wajahi dooona 4:45 PM Fiiltare iyo Buulada

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here