kulamada galabta laga ciyaari doono tartanka bisha Ramadaan ee Baladweyne

0
113

Baladweyne ( Radio Beerlula)- kooxaha Horseed iyo Suuqa sare ayaa galabta fooda isku dari doona garoonka kubadda cagta Buulaxaabley ee magaalada Baladweyne.

Sidoo kale  kooxaha Raadeer iyo Afar Luuq ay ku ciyaari doonaan garoonka kubadda cagta Afyare.

Tartamadan ayaa qeyb ka ah tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan oo shalay ka furmay magaalada Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here