kulamada galabta laga ciyaari doono tartanka bisha Ramadaan ee Baladweyne

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Garoonka Kubadda cagta Buula-Xaableey ee ku yaalo Xaafada Xaawo Taako ee Baladweyne ayaa galabta waxaa uu marti gelin doono kulmo Xiiso badan oo ka tirsan Tartanka Ramadaan Cup oo loo qabtay kooxaha Heerka koowaad ee Baladweyne.

Xogta kulamada.

kulanka koowaad waxaa uu dhex mari doonaa kooxaha:-

FC:KOOSHIN VS FC: JEEREEY

Waqtiga: 03:45pm

Garoonka: Buulo-Xaableey Stadium

kulanka labaad waxaa wada ciyaari doono kooxaha:-

FC D/HOOSE VS WAABARI

Waqtiga: 04:45pm

Garoonka: Buulo-Xaableey Stadium

Dhinaca kale waxaa jira kulamo oo xiiso leh islamarkaan ka dhici doono garoonka Afyare Stadium ee Magaaalda Baladweyne.

Xogta Kulumada Afyare Stadium

Xogta Kulanka.

kulanaka koowaada waxaa fooda isku dari doono Kooxaha

FC DOONKA VS FC LAABKA

Waqtiga: 03:45pm

Garoonka: Afyare Stadium

kulanka labaada waxaa isku arki doono kooxaha

FC CIISA DIIN VS FC LAABKA

Waqtiga: 04:45pm

Garoonka: Afyare Stadium

kulumadaan ayaa qayb ka ah tartamada loogu talagalay bisha barakeeysan ee Ramadaan kuwaas oo ay door muhiim ah ka qaadanayaan Wasaaradda Ciyaaraha maamulka Hirshabelle iyo Kan Degmada Baladwey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here