kulamada galabta laga ciyaari doono tartanka bisha Ramadaan ee Baladweyne

0
158

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa si habsami leh uga socda tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan.

Kulamada maanta ayaa lagu balansan yahay inay dhacan afar kulan kuwaasoo lagu kala qaban doono garoomada Buulaxaabley iyo Afyare.

Kulamada ka dhici doonaa Garoonka Buulaxaabley.

Xogta kulumada

NBC vs Lion City.

Waqtiga: 3:45 PM

Hiiraan Asal vs Fiiltare.

Waqwtiga :4:45 PM

Kulamada ka dhici doona garoonka Afyare.

Xogta kulumada

Kasaraani Vs Xamaas.

Waqwtiga :3:45 PM

Kulanta Vs Towfiiq.

Waqwtiga :4:45 PM

 

Kulamadan ayaa qeyb ka ah tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here