kulamo xiiso badan oo galabta laga ciyaarayo tartanka Baladweyne

0
29

Baladweyne (Radio Beerlula)- kulamo xiiso badan oo ka tirsan wareega saddexaad ee tartanka kooxaha heerka labaad ee magaalada Baladweyne ayaa galabta ka dhici doonaa garoonka kubadda cagta Laqanyo.

kooxaha Buulaxabley iyo Suuqa Sarre ayaa wada ciyaari doona 2:30 PM, halka Helo Bardo iyo Aflah ay ciyaari doonaan 3:30 PM.

Ugu dambeyntii kooxaha Hilaal iyo Waaberi Academy ayaa fooda is dari doonaa 4:30 PM.