Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa si habsami leh uga socda tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan oo hadda maraya is ree reebka kooxaha.
kulamada maanta laga ciyaarayo tartanka.
Garoonka Bulaxaabley
FC Buulada VS FC Milaano
Waqtiga: 3:45 PM.
FC Dhuurta Vs Kalah.
Waqtiga: 4:45 PM.
Garoonka Af Yare
FC X. Afarad VS FC Fiiltare B
Waqtiga: 3:45 PM.
FC Al-Ahli VS FC Horseed A
Waqtiga: 4:45 PM.
