Kulamo xiiso leh oo galabta lagu balansanyahay Baladweyne

0
24

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Garoomada kubadda cagta Buulaxaabley iyo Afyare ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa si habsami leh uga socda tartanka kubadda cagta bisha barakeysan ee Ramadaan.

Kulamada ka dhacaya labadan garoonka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here