Baladweyne ( Radio Beerlula )-Garoomada kubadda cagta Buulaxaabley iyo Afyare ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa si habsami leh uga socda tartanka kubadda cagta bisha barakeysan ee Ramadaan.
Kulamada ka dhacaya labadan garoonka.
FC Afar Luuq VS FC Raadeer
*Waqtiga : 3:45 PM.*
FC Alba VS FC Doonka
*Waqtiga : 4:45 PM.*
*Kulamada garoonka Afyare.*
FC Hiiraan Asal VS FC Fiiltare SC
*Waqtiga: 3:45 PM.*
FC Jeerey VS FC Kooshin
*Waqtiga: 4:45 PM.*