Kulamo xiiso leh oo galabta lagu balansanyahay Baladweyne

0
19

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Afar kulan oo xiiso badan ayaa laga ciyaari doonaa galabta tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan kaasoo ka socda garoomada Buulaxaabley iyo Afyare.

Kulamada ka dhacaya Garoonka Buulxaabley.

Camalow Vs Midnimo

3:45 PM

Gadaan Vs Helo Bardo A.

4:45 PM

Kulamada ka dhacaya Garoonka Afyare.

Rugsan Vs Helo Bardo B.

3:45 PM

Milano Vs Buulada.

4:45 PM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here