Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland ayaa waxaa laga daahfuray aqoon is weeydaasri ku saabsan maareynta Qashinka iyo bilic soo celinta deegaanka waxaana ka qeybgalaya gudoomiyasha xaafadaha Kismaayo iyo shirkadaha kashaqeya nadaafada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aaden.