Kulan aqooneed magaalada Hargeysa loogu soo gunaanaday in ka badan 600 oo ardey.

0
260

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 674 arday oo wax ka barto iskuullada Magaalada Hargeysa ayaa loo soo gaba gabeeyay kulan aqooneed kor loogu qaadayay aqoontooda.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

Audio Player