Kulan bulshada looga wacyigalinayo xanuunkan HIV/AIDSKA oo lagu qabtay Hargeysa.

0
170

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka xakamaynta xanuunka HIV/AIDSKA ayaa kulan bulshada looga wacyigalinayo xanuunkan ku qabatay magaakada Hargeysa si looga digtoonaado halista cudurkan

waxaa ka qeybgalay kulanka xubno kamid ah Ururka xakamaynta xanuunka HIV/AIDSKA ,Dhaqaatiir,iyo qaar kamid ah shaqalaha wasaraadda warfaafin Somaliland.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here