Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismayo ayaa lagu qabtay kulan kubada cagta kaasoo ay soo qaban qaabiyeen hay,ada Ifraah Foundition iyo hay,ada UNFPA.
Waxaa madasha daahfurka Joogay maamulka degmada kismaayo iyo Xiriirka Kubada cagta kismaayo .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.


