Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda maamulka Jubaland ayaa qabatay kulan dood wadaag ahaa oo ku saabsanaa helidda Cadaaladda dhibanayaasha loo geysto tacadiga jinsiga.
Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiinta waasaradda Cadaaladda ururada bulshada haween Dhallinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.