Kulan dood wadaag ah oo ku saabsan ka hortaga maandooriyaha oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
75

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay kulan dood wadaag oo looga hadalayay sida dhallinyarada loogu wacyigelin karo isticmaalka Maandooriyaha iyo dhibaatadiisa.

 

Kulan oo socday mudo saddex maalmood ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiin ka socotay Ururka Hormarinta Ibdaac , culimo udiin , Waaldiin , Dhallinyaro , Dhaqaatiir , iyo macalimiin.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey