Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shirkaan oo ay hishiis ku gaareen odayaasha beelo walaalo ah oo ku dagaalamay aagga degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Kulanka waxaa ka qeybgalay odayaal ka socday labada dhinac ee dirirtu dhexmartay ,waxgarad iyo masuuliyiin kamid ah maamulka KGS
Warkan waxaa inoo haayo Cabduqaadir Cumar Ibraahim


