Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda qorsheynta XFS ayaa magaalada muqdisho ku soo gabagabeysay kulan kusaabsan wajiga koowaad ee todobadka Laxisaabtanka Hay’adaha Caalamiga ah ee ka shaqeeyo dalka.
Hay’adaha Todobadkaan lala xisaabtamaayay ayaa waxaa kamid ah Hay’adda lRC Hay’adda IMC Hay’adda care International iyo Hay’adda Nis foundation waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka socoda Hay’addaha iyo masuuliyiin kale oo socoda wasaaraddaha Dowalada federaalka Soomaali.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.