Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa degmada Dhoobley ku qabatay kulan isla xisaabtan ah oo looga hadlayay gargaarka iyo deeqaha aan sidii la rabay loo maaraynin.
Kulankan ayaa waxa ka soo qayb galay hay’adaha maxalliga iyo kuwa dowliga ah, waxaana qayb ka ahaa maamulka degmada Dhobley iyo Marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim