Kulan ku looga hadlayay wax ka qabashada baahiyaha arimaha Bulshada oo lagu qabtay Qardho

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada maamulka Puntland ayaa magaalada Qardho ku qabatay kulan kusaabsan qorshayaasha horumarinta bahiyaha arrimaha bulshada ee degmada si looga jawaabo baahiyaha jira.

Waxaa ka qayb galay kulanka mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada maamulka Puntland madaxda iyo hawlwadeennada degmada Qardho iyo qaybaha bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here