Kulan ku saabsan Ansixinta hagayaasha Caymiska Xoolaha oo laga daahfuray Magaalada Muqdisho.

0
80

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumada Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka daah furtay kulanka Ansaxinta hagayasha Caymiska xoolaha ee dalka.

Daahfurka kulanka ayaa waxa kaso qayn galay mas,uuliyiin kasocotay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha , dhaqaatiirka ku shaqada leh daaweeynta Xoolaha iyo qaar kamid ah ganacsatada magaalada Muqdisho.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.