Kulan ku saabsan aqris qoraalka Haweenka oo lagu qabtay Magaalada Hargaysa.

0
72

Baladweyne (Radio Beerlula)-kulan ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa Akhriska iyo Qoraalka Haweenka ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland.

Kulankaan ayaa waxa kaso qayb galay mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose ee magaalada Hargeysa, Mas’uuliyiin ka socotay Wasaarada Waxbarashada Hargeysa, iyo qaar kamid ah ururada ka shaqeeya arrimaga Waxbarashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daaahir Waaneey.