Baledweyne ( Radio Beerlula )- Wasaaradda Howlaha Guud ee Maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daahfurtay kulan wadatashi ah oo ku saabsan dardargelinta dhismaha wadooyinka iyo horumarinta caasimadda
waxa kasoo qeyb galay kulanka mas’uuliyiin katirsan wasaarada Howlaha Guud ee Maamulka Hirshabeelle maamulka magaalada Jowhar iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.
Audio Player