Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Haweenka Puntland ayaa Magaalada Dangoranyo ka daahfuray kulan wacyigalin ah oo ku saabsan doorashada Qof iyo Cod iyo xaqiijinta Qoondada Haweenka ka qaybgalka golayashaa Degaanka ee degmadaasi
kulanka waxaa ka qeybgalay haween,waxgarad iyo xubno kamid ah maamulka Degamada Dangoranyo.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.