Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatay kulan looga hadlayay Islaamka iyo Dowlad Wanaagga.
Kullankaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro, Xildhibaanoka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed, agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha, culimo, odayaasha dhaqanka, lataliyaha madaxweynaha, dhallinyaro, haween iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad


