kulan ku saabsan ilaalinta Deegaanka oo lagu qabtay jowhar..

0
83

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada maamulka  Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ku qabtay kulan ku saabsan  ilaalinta Deegaanka.

Kulankaan ayaa waxa kasoo qeybgalay maamulka Magaalada Jowhar , Mas’uuliyiin ka socotay wasararadda deegaanka maamulka Hirshabelle iyo qaybaha kale ee bulshada Degmada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.