Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo mashruuc biyo galin ah ka bilowday deegaananada Jubbaland.

0
153

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha maamulka Jubbaland ayaa bilowaday Mashruuca biyo galinta ee lagu wado in biyaha laga soo jiido webiga Jubba kaas oo la filaayo in la keeno magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland Axamd Xuseen Baki ayaa waxuu ka warbixiyay mashruuca biya galinta iyo waqtiga la filaayo in lagu soo gaba-gabeeyo mashruucaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney .