Kulan ku saabsan ka hortaga tacadiyada caruurta oo lagu qabtay magaalada Garoowe.

0
74

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa lagu qabtay kulan lagu gorfaynayey ka hortaga xadgudubyada iyo joojinta Garaacida caruurta isla markaane waxaa kulanka soo qaban qaabiyay wasaaradda Cadaaladda iyo dhaqan celinta dowaladda goboleedka Puntland.

kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno ka socda wasaaradda waxbarshada, macalimiinta dugsiyada Qur’aanka, jaamacadaha, dhaqaatiirta iyo waalidiin.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.