kulan ku saabsan Mashruuca dhisidda u adkeysiga dhibaatooyinka soo laalaabta oo lagu qabtay Kismaayo

0
152

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Qorsheynta maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee maamulka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay kulan ku saabsan Mashruuca dhisidda u adkeysiga dhibaatooyinka soo laalaabta , waxyaabihii u qabsoomay Mashruuca, iyo Xalinta Caqabadihii jiray.

Shirkaan ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheenta Jubbaland, Hay’adaha bahwadaagta la ah Wasaaradda iyo Qaar ka mid ah Hawalwadeenada Wasaaradaha Jubbaland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here