Kulan ku saabsan mashruuca nabadda iyo u hiilinta haweenka oo lagu qabtay Garoowe

0
81

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay kulan kaan oo diiradda lagu saarayay doorka nabadda iyo uhiilinta haweenka kaasi oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda haweenka Puntland.

Kulanka waxaa ka qeybgalay xildhibaano,haweenka,odayaal iyo waxgarad kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin