Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay Kulan looga hadalayay Horumarinta Nabadgalyada iyo Xasiloonida.
Kulanakaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Dowlada Hoose Magaalada Baydhabo, Gudoomiyaasha xaafadaha Baydhabo, iyo mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


