Kulan ku saabsan qorshaha siyaasada Daryeelka bulshada oo lagu qabtay Hargeysa

0
33

Baladweyne ( Radio Beerlula )-QWasiirka Wasaarada shaqo galinta arimaha bulshada iyo Qoyska maamulka Somaliland Cali Cumar Maxamed ayaa magaalada Hargeyso ka daah-Furay kullan ku saabsan sidii loo sameen lahaa qorshaha siyaasada Daryeelka bulshada ee Maamulka Somaliland.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda shaqo galinta iyo Arimaha bulshada maamulka Somaliland iyo Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxmuud.