kulan ku saabsan sharciga dabar goynta gudniinka fircooniga ee Gabdhaha oo lagu qabtay Garoowe.

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Cadaalada ee maamulka Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qabatay kulan ku saabsan sharciga dabar goynta gudniinka fircooniga ee Gabdhaha.

Kulankaan ayaa waxa soo qaban qaabisay Wasaarada Cadaalada ee maamulka Putland waxaana kaso qayb galay Mas,uuliyiin ka socday Wasaarada, Haween , Dhalinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.

 

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey