Kulan ku saabsan sidii looga faa-ideysan lahaa bisha Ramadaan oo lagu qabtay Hargeysa.

0
165

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda Diinta iyo uqaafta ee Maamulka Soomaliand ayaa kulan wacyigalin ah oo ku saabsan sidii Bisha Ramadaan ugu Faaiideysan lahaayeen islamarkaana waajibkood shaqo ugu soo baxi lahaayeen u qabatay Qaar kamid Talisyada ciidamadda magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaliland.

Ciidanka wacyigalinta loo sameeyay waxaa kamid ah ciidanka militeriga ciidanka Asluubta ciidka booliska iyo ciidanka ilaalada Xeebaha ee maamulka Soomaliand.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.