Kulan ku saabsan sidii shaqo abuur loogu sameey lahaa dadka danta yar oo lagu qabtay Hargeysa.

0
39

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda NRC oo ka shaneeyso Hay’adda UNHCR iyo wasaaradda waxbarashadda maamulka Soomaaliland ayaa magalada Hargeysa ku qabatay kullan looga Hadlayay sidii shaqa abuur looga sameyn dadka Barakacayaasha iyo qaxootika ah ee Barta farsamada gacanta islamarkana ku nool magalada Hargeysa.

 

Kullanka oo socon doona muda laba maalin ah ayaa waxaa ka qeeybagalay qaar kamdi ah gudomiyasha Barakacayasha,xubno ka socday Hay’addaha u dooda arimaha Qaxootika iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here