Kulan ku saabsan sidii waxbarashada looga taageeri lahaa caruurta baahiyaha gaarka ah qaba oo lagu qabtay Kismaayo

0
172

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo tacliinta sare ee Jubbaland oo kaa shaaneeysa Hay’ada Care ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay kulankan oo looga hadlayay u qareemida waxbarashada caruurta baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Jubbland .

Kulanka waxaa ka qeybgalay xubno ka socday Hay’adaha ka taageera dhinaca waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada, Jubbaland ,ururada u dooda dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee magaalada Kismaayo ,bahda waxbarashada iyo masuuliyiin kale

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim