Kulan ku saabsan xaquuqda iyo Waajibadka shaqada oo lagu qabtay Muqdisho.

0
125

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Magalada Muqdisho Ayaa waxaa Lagu Qabtay Kulan Looga Hadlaye Wacyigilinta shaqaalaha Barashada Xaquuqadka Iyo wajibadka Shaqo.waxana Soo qaban Qabiye wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyeynta Xukamada Fadaralka soomaliya

Kulankaan ayaa Waxa Kaqeyb Galay Wasiiro Wax Garad Iyo Dhalinyaro Kamid ah Shaqalaha Dowlada.

Warkan waxaa inoo haya Sahra Ibraahin Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here