Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha maamulka Jubbaland ayaa Deegaanka Buulo Xaaji ku qabatay Kulan kusaabsan Xiriirka Iskaashiga bulshada , Dowlada iyo Horumarinta Maamulka.
Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Jubbaland, Odayaal, Haween iyo Dhallinyaro.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


