kulan lagaga hadlayay la dagaalanka nafaqo daradda oo lagu qabtay Hargeysa.

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Maxamad Cabdi Xergeeye ayaa magaalada Hargeysa ka daah furay kulan looga hadlayay ladagaalanka nafaqo daradda oo socon doono muda laba maalin ah kaasi oo aay iska kaashanayaan hay’adda Save The children iyo wasaaradda Caafimaadka Somaliland.

Kulnka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan wasaaradda Caafimaadka Somaliland iyo madax ka socotay hay’adda Save The children.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.