Kulan lagu barayo bushada dowladnimada oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
66

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waasaradda arimaha gudaha Galmudug ayaa Dhuusamareeb ku qabatay Madal bulshada lagu barayo dowladnimada waxna ka soo qeyb galay wasiiro xildhibaano iyo bulshada qeybaheeda kala duwan

Ujeedka madashan ayaa ahaay sidii bulshada loogu sameyn lahaa wacyi galin loona bari lahaa macanaha dowladnimada ay leedahay.

Warbixintaan waxa soojeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.