kulan lagu dardargelinayay waxbarashada oo lagu qabtay Kismaayo

0
63

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Jubbaland ayaa  kulan magaalada Kismaayo kula qaatay Madaxda Jaamacadaha magaaladaasi.

Ujeedka kulanka ayaa ahaay in la dar dar galiyo waxbarshada iyo sidii wada shaqeyn wanaagsan u dhax mari lahed Wasarada Shaqada iyo madaxada jamacadaha kismaayo si loo fududeeyo in ardayda waxbaratay laga shaqeeyo sidii ay u helilahaayeen fursadaha shaqo ee ku haboon.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.