kulan lagu gorfaynayo siyaasada u adkaysiga cimilada Soomaaliland oo lagu qabtay Hargeysa

0
75

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan Oo Ay Soo Qaban Qaabisay Hay’adda Udiyaar Garowga Aafooyinka Iyo Keydka Raashiinka Mamulka Soomalilan ayaa Waxaa Lagu Gorfeynaya siyaasada U adkeysiga Cimilada Soomaaliland.

Waxa kasoo Qeyb Galay Kulankan Isku Duwayaasha Hay’adda Udiyaar Garowga Aafooyinka Iyo Keydka Raashiinka Deeganada Mamulka Somaliland Oo dhan Iyo Agaasimaha Waxda Qorsheynta Ee Hay’adda Udiyaar Garowga Aafooyinka Iyo Keydka Raashiinka Mamulka Soomaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here