kulan lagu muujiyay muhiimada ay gacmo-dhaqistu u leedahay caafimaadka bulshada oo lagu qabtay Muqdisho

0
85

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS ayaa Muqdisho ku qabatay kulan lagu muujiyay muhiimada ay gacmo-dhaqistu u leedahay caafimaadka bulshada.

Waxaa ka qeygalay kulanka masuuliyiin kamid ah maamulka gobolka Banaadir ,dhaqaatiir,waxgarad iyo qeybha kala duwan ee bulshada

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here