Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magalada Boorama ayaa lagu qabtay kulan lagu soo bandhigaayay maareynta khataraha ka jira magalada sida dabka, Daadadka ka dhasha roobaadka, cudarada ka dhala kara qashinka iyo amni darada.
Kulanka waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Boorama, dhaqaatiir,xubno kamid ah laamaha amniga iyo masuuliyiin kale.
waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim


