Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee gobalka Baay ayaa lagu qabtay kulan lagu soo bandhigaayay wax soosaarka Beeraha ee gobolkaasi.
Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka gobalka iskaashtada Beerleeyada Gobalka Baay iyo masuuliyiin socoday Hay’addaha ka shaqeeyo Arimaha beeraha.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.


