Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda deegaanka iyo cimilada maamulka Jubaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay kulan lagu soo bandhigiyay mashruuc logu talagalay dhaqan abuur kaasi oo lagu talagay haweenka ku Nool xerooyinka Barakacayasha.
Kulan ayaa inta uu socday waxaa lagu soo bandhigay wax soo saarka farsamada gacanta ee haweenka ku nool xeeroyinka Barakacayaasha ee ku yaalo magaalada kismaayo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.