Kulan lagu soo bandhigayay xog uruurin ku saabsan Cimilada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
50

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada Maamulka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan lagu soo bandhigaaye Xog uruurin laga sameyay saameynta unuglaanta isbadalka Cimilada.

Kulankaan Lagu so Bandhigayay Xog uruurinta Waxaa ka qeeyb Galay Wasiiro ka Tirsan wasaaradaha Degaanka iyo Xoolaha maamulka Jubaland Masuuliyin ka socday Haya’adda kaaba.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq