Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa degmadaasi ku qabtay kulan lagu taageerayay doorashada qof iyo codka ah ee dhawaan la filayo ineey dalka ka dhacdo .
Waxaaa ka qeyb galay kulankan mamulka degmada ururada bulashada odyaasha dhaqanka culumo udiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player